Xoghayaha difaaca Britain uu booqasho aan hori loo sii shaacin ku tagay Somaliland,oo ergay gaar ah usoo magacaawday Somaliland.

(DMN) : Talyaniga –   Xoghayaha difaaca Britain uu booqasho aan hori loo sii shaacin ku tagay Somaliland,oo ergay gaar ah usoo magacaawday Somaliland.

Wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri-Barwaaqo ayaa isaga oo ku sugan dalka Britain waxa uu sheegay in dowladda Britain ay ergay gaar ah usoo magacaawday Somaliland.

Waxa uu sheegay in uu u shaqeyn doono sida safiir loo soo magacaabay dal madax banaan, waxa uuna intaas ku daray in uu fadhigiisu ahaan doono Magaalada Adddis Ababa.




2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0cm 0cm 19.5pt 0cm;”>Dowladda Ingiriiska kama aysan hadal ilaa iyo haatan, hadii ay ergay usoo magacaabeen Somaliland, Magaca ergayga iyo waxa uu qaban doono.

Arrintaani ayaa kusoo aadaysa iyadoo dhawaan xoghayaha difaaca Britain uu booqasho aan hori loo sii shaacin ku tagay Somaliland, balse isagu qudhiisa kama uusan hadal arrintaani.

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *