Waxay ka shaqaynayaan fidnada dadka wallaha ee reer hirshabeele

Waxay ka shaqaynayaan fidnada dadka wallaha ee reer hirshabeele,waxay manta u kaceen dhameestirka burburka hirshabeele,
Maxamed yusuf imaan mahin oo kusimaha abgal waa ka qaadeyn, mohamudna Ali ugaasna waa mid kamid ah nabadoonada cumar cigalle mana matallo xataa dauud oo dhan , bal yee madalaan ragaan tuugada ah ee calooshood u shaqestayaasha ah,
Duubabka saxda ah waa inee baladwayne isku tagaan si ay u badbadiyaan midnimada hirshabeelle

 

Xafiiska damqo Media
   Firenze , Talyaniga                                    
Email: damqomedia@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *