Wareeysi xasaasi ahaa aan la sameeyay  Siyaasi Xasan shariif Macalin filadheere

Wareeysi xasaasi ahaa aan la sameeyay  Siyaasi Xasan shariif Macalin filadheere waxaan rabaa inaan Halkaan idinla wadaago Hambalyada Imaamka Cusub ee Mudulood shalana Lagu duubay Muqdisho.
Imaamka Cusub ee Mudulood imaam Daahir waxaan leeyahay imaam Alle Hakula garab galo Howsha adag ee Bulshadu kaa sugayso, waxaana aniga oo ku Hadlaya Magaca Ciise Harti Abgaal aan soo dhaweenaya sida Quruxda badan ee imaamka Lagu duubay.
Mudulood waxaan leeyahay yaana Loo kala Harin Caleema saarka imaamka oo dhawaan dhacaysa Hadii Alle idmo. Wabilaahi Towfiiq
https://youtu.be/NHpHgTMtotk
   Firenze , Talyaniga                                    
Email: damqomedia@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *