Warbixin: Kadib Kulamadii Shanta Horyaal Ee Weyn Ee Yurub Ee Todobaadkaan, Xagee La Kala Maryaa Tartanka Kabta Dahabka Ah Ee Yurub ?

MUQDISHO-(CAYAARAHA-Damqo.com)

Luis Suarez ayaa dhaliyay 40 gool xili ciyaareedki h–e si uu noqdo ciyaariyahankii ugu horeeyay ee kala dhantaala tartanka labo geesoodka ah ee ee Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi ee abaalmarinta kabta dahabka ah ee yurub iyo tan Pichichi ee La Liga, hadaba miyuu markale hanan karaa labada bilad ? Waxaan warbintaan ku eegeenaa halka la kala maryo tartanka kabta dahabka ah ee yurub:-

  1. Cristiano Ronaldo (Real Madrid)– 14 Gool, 28 Dhibcood

18= Harry Kane (Tottenham) – 14 Gool, 28 Dhibcood

18= Jermain Defoe (Sunderland) – 14 Gool, 28 Dhibcood

13= Alexandre Lacazette (Lyon) – 20 Gool, 30 Dhibcood

13= Mauro Icardi (Inter) – 15 Gool, 30 points

13= Zlatan Ibrahimovic (Manchester United) – 15 Gool, 30 Dhibcood

13= Diego Costa (Chelsea) – 15 Gool, 30 Dhibcood

13= Robert Lewandowski (Bayern Munich) – 15 Gool, 30 Dhibcood

10= Anthony Modeste (Koln) – 16 Gool, 32 Dhibcood

10= Dries Mertens (Napoli) –


16 Gool, 32 Dhibcood

10= Romelu Lukaku (Everton) – 16 Gool, 32 Dhibcood

5= Andrea Belotti (Turin) – 17 Gool, 34 Dhibcood

5= Bas Dost (Sporting CP) – 17 Gool, 34 Dhibcood

5= Alexis Sanchez (Arsenal) – 17 Gool, 34 Dhibcood

5= Lionel Messi (Barcelona) – 17 Gool, 34 Dhibcood

5= Pierre-Emerick Aubameyang (Dortmund) – 17 Gool, 34 Dhibcood

2= Edin Dzeko (Roma) – 18 Gool, 36Dhibcood

2= Luis Suarez (Barcelona) – 18 Gool, 36 Dhibcood

2= Gonzalo Higuain (Juventus) – 18 Gool, 36 Dhibcood

  1. Edinson Cavani (PSG)– 25 Gool, 37.5 Dhibcood

Fiiro Gaar ah: Dhicaha ciyaartooyda ka ciyaara horyaalka Lique 1 ee dalka France ayaa loo xisaabinayaa 1.5 halka gool waliba ee uu dhaliyo ciyaariyahan ka ciyaara Premier league, Seria A, La Liga iyo Bundesliga uu u dhigmo 2 dhibcood.

TABIYE: Xassan Axmad Xassan

Damqo.com

XAFIISKA: Damqo mqudisho-somalia

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *