(Walee lacageey wax kala haadshaay nin ku haayo waad u hadashaa)

Amin Camir waxoo ahaa nin ay Soomaalida ku dhaarata oo markiisii hore ahaa xaq u dirir oo aad u la dagaalamo madaxda sixun u socodka heed,taasoo gaarsiisay in oo ku soo caanbaxo la dagaalanka musumaasuqa iyo Qabyaalada,Laakin hada Amin Camir Qabyaalada waxoo ka galay kaalinta koowaad markii ina Camir shikeeti Agaasime looga dhigay asaganah mushaar loo qoray saasneh sharaftiisi oo ku iibsaday waxaan ka xumahay in oo yahay gabaabsi waqtiga Farmaajo berito maxoo sheegidoonaa.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *