Taliyeyaasha Ciidanka dowlada oo si lama filaan ah ku tegay fariisimo ku yaalla

Gelinkii dambe ee shalay ayaa Taliyaha Ciidanka Xooga dalka iyo Taliyaha Ciidanka Booliska, Abaanduulaha XDS wax ay kormeer ku tageen fariisimo ay ku sugan yihiin Ciidamada dowlada ee ku yaalla Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Taliyeyaasha ayaa u kuur galay xaaladda amniga ee ka jirta wadada isku xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye,halkaasi oo dhowr mar ay ka dhacdeen falal amni daro.

 Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa goobahii uu kormeeray Ciidankii ku sugnaa ku ammaanay sida ay ugu taagan yihiin difaaca dalka, isaggoo faray inay muujiyaan Feejignaan dheeraad ah, si cadowga ay uga faa’iideysan.

Kormeerkaan ayaa ku so aadaya xili habeen kahor Ciidamo cusub


Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ay ka sameeyeen howlgalo dad badab lagu soo qab qabtay,iyadoona mararka qaarkood ay ka dhacan degmadaasi falal amniga lidku ah.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *