Somalidu waxa ey tiraa: (Shimbirka Shaaweel Garabeey agteenana waa joogaa).

(DMN) : Talyaniga – Somalidu waxa ey tiraa: (Shimbirka Shaaweel Garabeey agteenana waa joogaa).
Dhibaatada ah yaa qaatay Lacagtii Ummadda ee tiil Bangiga Dhexe( Bank Al Markazi), kaligeena ma ahan.
Masuuliyiinta wadamada Afrika iyo Carabtuba ha u badnaadeen, waa Su’aal taagan…..Masuuliyiinta laftooda ayaaba weeydiinayo: shacaboow, yaa qaatay Lacagtii Ummadda ee tiil Bangiga Dhexe?.
Ugu dambeeyna Masuuliyiinta ayaa shacabka Ku qancinaya in la ogaaday cidda xaday.
Waa Caaracaaro Mucaarad
ah oo u shaqeyso quwado shisheeye, sida lagu ogaaday baaritaan lagu sameeyay khasnadda Dhexe ee Bangiga.
Jeebka madaxdana.!!!!!!, Yac wax sheeg sheega dhaaf.
Arragtidaada Xur ayaad u tahay, wixii khaldan Ka Sax, Hana shakhsiyeeyn.
Qore: Yahya Amir
Xafiiska damqo Media Network
Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com