Senator Xaaji Muuse oo warbixin laga siinyay Qaban qaabada Shirweynaha Qowmiyada Mudulood

Xubno ka mid ah Gudiga Qaban qaabada Shirweynaha Qowmiyada Mudulood oo ay ka mid ahaayeen Jeneraal Maxamuud Koronto, Gudoomiyihii hore ee Gobolka Shabeelada dhexe Maxamed Cumar Deele iyo Mudane Salaad Hilowle Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatey Senator Xaaji Muuse Suudi Yalaxow

Ujeedka kulanka ayaa ahaa sidii warbixin looga siin lahaa Senator Xaaji Muuse halka ay mareyso Qaban qaabada Shirweynaha Qowmiyada Mudulood Sidoo kale Xaaji muuse ayaa Xubnahan u soo bandhigey talooyin wax ku ool ah oo ku qotoma qabsoomida Shirweynaha Qowmiyada Mudulood oo la filayo in uu dhowaan ka furmo Caasimada Magaalada Muqdisho .

 

Xafiiska damqo Media
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *