Sawirro:-Madaxweyne Saciid Deni oo shir Guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 10 January 2019 waxa uu si rasmi ah u shir Guddoomiyey shirka golaha xukuumadda Puntland.

Shirka waxaa sidoo kale ka qeyb galay Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan, Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne Ku Xigeenkii hore ee Puntland Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey.

Shirka ayaa looga hadlay marxaladda kala guurka ah iyo sidii loo amba-qaadi lahaa Horumarka Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *