(SAWIRO)Kullamada u harsan Banaadir oo ay ciyaareyso wareega koowaad ee horyaalka Soomaaliya

(WARARKA-Damqo.com)

Kooxda Banaadir S.Club oo ah naadga difaacaneysa horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya ayaa isku diyaarineyso horyaalka kaaso dib loo amba qaadi doono 13-ka bishaan.

Kooxda uu hoggaamiyo macallinka reer Uganda ee Mbalangu Hussein ayaa kasoo badisay kooxaha  Muqdisho United iyo Elman, iyadoo lix dhibcood ku hoggaamineysa horyaalka.

BSC ayaa


kullanka soo aadan waxa ay la ciyaari doontaa kooxda Heegan, waxaana u sii xigi doono kullamo kale oo aad u adag.

Sikastba Banaadir ayaana laga badin 24 kullan oo xiriir ah oo ay ciyaarta horyaalka Soomaaliya xilli ciyaareedkii soo dhamaaday iyo kii kasii horeeyay,waxaana guuldarro horyaalka ah oo soo gaarta BSC u dambeysay 13/05/2015.

               

TABIYE: Xassan Axmad Xassan

Damqo.com

XAFIISKA: Damqo muqdisho-somalia

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *