Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo Misaniyada Dowlada 2020

Hassan Ali Khaire   Miisaaniyadda iyo kororka Mushaarka Ciidanka

Golaha wasiirrada ayaa shalay cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sannadka 2020 oo dhan $459.5 Milyan taasoo ah afka baarkiisa.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa u mahad celiyay wasaaradda maaliyadda oo miisaaniyadda 2020ka ku soo dhammays tirtay waqtigii loogu tala galay

Rumeey yaa ku sheega, Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre hadoow run sheegaayo maxoo u ga hadliwaayay ama uga run sheegiwaayay Dowladii Xasan Shiikh misanayadii ay ku wareejisay dowlada Kheyre in ay aheed daqli dhan 246,307,948 oo Milyan laakin Xasan Cali Kheyre waxoo sheegay markoow xafiiska tagaayay in oo daqliga dowlada ahaa 168,000,000 taas oo been ku sheegay daqliga waqtigaas oo ahaa 246,307,948.

Hadaan did u jaleecano Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre xafiiska markoow la wareegaayay waa taan horay u soo sheegnay oo ahaa (246,307,948) laakin  Kheyre waxoo ka been sheegay daqligaan oo waraqadaheeda la areegay isla markaasne oo ku sheegay in oo daqliga ahaa oo la wareegay (168,000,000).

Waxaa is weeydiin mudan Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre sawirka oo ka heeysto ummdda Soomaaliyeed waa noocee asiga mooyaane inta kale ma jaahilbaa waxoo u bartay waxoo rabo in oo sheego oo loo sacbiyo taas hadeey horay u soo shaqeeysay hadda waa la divida waxaa lagaa rabaa in aad soo cadeeyso (2017) (2018) (2019) Kheyre salaad aan waqtigeeda la joogin ha dukanin.

 

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *