Rag ka tirsan al shabaab laguna sheegay in ay yahiin madax sare ku waas oo kala ah Xuseen Fiidow iyo Gacamey oo dhaawac

Dhinaca kale, weerar kale oo kadhacey deegaan u dhaxeeya Degmada Jilib iyo Deegaanka Xaramka ayaa la sheegey in lagu burburiyey tabaneeyo gaari oo Al-Shabaab horey uga qabsatey dagaalo ay lagashey ciidamada Kenya, kuwa Ethiopia iyo ciidanka Soomaaliya.

Gawaaridan ayaa la sheegey Al-Shabaab in ay qorsheyneysey in ay weeraro argigixiso u adeegsato ayadoo iska dhigeysa nabad ilaalinta Soomaaliya ama ciidamada Milateriga Soomaaliya.

Wararka Jubbooyinka ka imaanayo ayaa sidoo kale soo sheegayo in duqeyntaas ka dhacday Juboyinka uu ku dhintay Adan Geedi oo loo yaqaano Abu Xudeyfa oo ah Amiirka guud Gaashaandhiga Al-Shabaab oo kamid ah ma’suuliyiintii la joogtay gaadiidka la bur buriyay sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *