Macalin Zidane oo amaan huwiyay xidigiisa James Rodriguez

MUQDISHO-(CAYAARAHA-Damqo.com)

Macalinka kooxda Real Madrid Zinadine Zidane ayaa amaan huwiyay xidigiisa reer Colombia ee James Rodriguez isagoona ku tilmaamay mid muhiim u ah shaxdiisa.

James Rodriguez ayaa keydka kasoo kacay kulan ay kooxdiisu 3:1 kaga adkaatay kooxda Osasuna qeybtii dambe ee ciyaarta daqiiqadii 57-aad sabtidii.

Xidiga reer Colombia ayaa si xoagan loo hadal hayay inuu kooxda ka tagayo suuqii January ee ina dhaafay kaliya 4 kulan ayuu kusoo bilowday xilli ciyaareedkan

TABIYE: Xassan Axmaad Xassan

Damqo.com

XAFIISKA: Damqo mqudsiho-somalia

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *