kooxda Juventus iyo Udinese oo kulunkoodi ku dhamaaday 4 – 1

(DMN) : Talyaniga – kooxda Juventus ayaa guul sahlan ka gaartay kooxda Udinese kulan ka tirsan horyaalka Italy ee Serai A waxa uuna kulanka ku soo dhamaaday 4-1 oo ay ku adkaatay kooxda Juventus.


Qeebtii koowaad ee kulanka kooxda Juventus ayaa ku soo gashay dar dar xoogan waxa ayna la yimaadeen labo gool xili laacibkooda Ronaldo uu ku soo bilowday kursiga keydka


Xidiga da’yar Kane oo ku soo bilowday kulanka kooxdiisa Juvantus ayaa u dhaliyey labada gool qeebtii koowaad ee ciyaarta , waxa uu sameeyey dhoolo tus ay aad ugu riyaaqeen taageerayaasha kooxda .

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *