José Mourinho Muxuu Ka Yiri Wararka Sheegaya Inuu Dib Ugu Laabanayo Real Madrid ?

MUQDISHO-(CAYAARAHA-Damqo.com)

Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday jaceylka uu u qabo inuu tababare kasii ahaado garonka Old Trafford wuxuuna meel iska dhigay wararka sheegaya inuu dib ugu laaban doono horyaalka Spain gaar ahaan Real Madrid.

Macalinkaan reer Portugal ayaa shaqo wanaagsan kasoo qabtay caasimadda sadex sano intii u


2010 ilaa 2013, waxaana la aaminsan yahay inuu saaxiib dhaw la yahay madaxweynaha kooxda Florentino Perez.

Si kastaba, mar la weydiiyay waxaa ku saabsan wararkaas xanta ah, Mourinho wuxuu kala cadeeyay halka uu mustaqbalkiisa yaalo.

TABIYE: Xassan Axmad Xassan

Damqo.com

XAFIISKA: Damqo muqdisho-somalia

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *