isbarbar-Dhig: Waa Sidee Dhibcaha Ay Kooxaha Horyaalku Uruursadeen Xilli Ciyaareedkii Horre Iyo Kan Haatan Kadib Markii 19 Kulan La Ciyaaray.

MUQDISHO-(CAYAARAHA-Damqo.com)

Horyaalka ingiriiska ayaa ah mid aad u adag aanad kastana tartan adag loo tafo xayto iyada oo aan marnaba la saadaalin karin marka 6 ama 5 kooxood tartanka ku loolamaan.

Xilli ciyaareedkii horre ayay dadka oo dhan lama filaan ku noqotay in kooxsa yar ee Leicester City horyaalka qaado iyada oo wado marisay dhamaan kooxihii awooda sheeganayay.

Kooxaha Chelsea iyo Manchester Unites ayaa iyaguna la dhaxlay kadib markii boosas aan beryahan danbe  looga baran ay ku dhamaysteen.

 

Hadaba waxaan idin soo gudbinaynaa liiska kooxaha iyo shibcaha ay uruursadeen marka la barbar dhigo xilli ciyaareekdii horre. Waxaa lagu qiimeyn doonaa wadarta dhibcaha, hadii kooxdu dhibcihii sanadkii horre in kabadan hesho waxaa loo raacin +dhibcaha dheeriga ku ah. hadii kooxdu dhibco kuwii xilli ciyaareekdii horre heshay ka hooseeya uruursatay


waxaa loo qori -intaas oo dhibic.

 

NB: Xogtan waxey ku saabsantahay 18kii kulan ee u horreeyay xilli ciyaareekdii horre iyo 18ka kulan ee ugu horreeya xilli ciyaaredkan.

 

  1. Chelsea +27
  2. Liverpool +13
  3. Burnley +5
  4. Man City +4
  5. Tottenham +4
  6. Man Unitez +4
  7. West Brom +3
  8. Sunderland  +2
  9. Bournmouth +1
  10. Arsenal +1
  11. Southampton +/-0
  12. Everton +/-0
  13. Middlesbrough -2
  14. Hull City -4
  15. West Ham -4
  16. Stoke -5
  17. Swansea -6
  18. Watford -7
  19. Crystal Palace -14
  20. Leicester -21

 

Kooxda Leicester Cityoo xillk ciyaareskii horre xilligan oo kale hogaanka u haysay horyaalka ingiriiska ayaa haatan noqotay kooxda ugu liidata marka la barbar dhigo xilli ciyaareedkii h-re maadaama 21 dhibcood ay ka hoos mareen dhibcihii ay uruursadeen xilligan xilligeedii oo kale.

OGOOW  waa xiligii hore bartamaha

TABIYE: Xassan Axmad Xassan

Damqo.com

XAFIISKA: Damqo mqudisho-somalia

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *