Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajacuun Geeridu waa xaq

Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajacuun Geeridu waa xaq weyna kala xanuun badan tahay waxa aan dareemeynaa xanuun aad u daran oo ku saabsan geeridii naxdinta laheyd ee aan ku weynay Marxuum Xasan Cadoow oo ahaa ruux taqwabadan u gargaara inta oo ka wanaagsanyahay, waxaan leeyahay samir iyo iimaan allaha ka siiyo inta oo dhalay iyo inta la dhalatay iyo qaraabada oo dhan.

Marxuum Xasan Cadoow oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Waxan halkan  Tacsi uga direeynaa Anigoo ah Abdulkadir Mahamud Mahamed (Abdulkadir Qanjey)

1: Ciise Ibrahim Cumar

2: Mohamed Hussein Roble

3: Nuura Mohamed Adow

4: Mahad Muxumed Yabarow

5: Calasow mohamed hasan

6: Ismaciil Cabdi Dhegawayne

7: Yuusuf xaaji Cirro

8: Abdiraman mohamud Daqare

9: Xassan Ibrahim Xassan

10: Abdirissaq Raamoole

11: Mohamed Yariisoow

12: Ahmadey xaaji Cali

13: Fardowsa ku dar Eeboow

14: Iyo shamso shiine

15: Sacdiya Yabarow gacaney

16 Daahir Dayax

 

Xafiiska damqo Media
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *