Gudoomiye Mursal ayaa maya ka cuskaday in Koofur Galbeed Soomaaliya la burburiyo.

(DMN) : Talyaniga – Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu berri tago Magaalada Baydhabo ee Kofur Galbeed.

Wafdiga uu hogaaminayo Gudoomiye Mursal ayaa Baydhabo u tagaya sida ugu wanaagsan ay doorasho ugu dhici karto deegaanada maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.




start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0cm 0cm 19.5pt 0cm;”>Amaanka magaalada Baydhabo ayaa aad loo adkeeyay, iyadoona wadooyinka lagu arkayo ciidamo aad u fara badan oo ka tirsan Militariga Soomaaliya si dangaar ah loogu fuliyo.

Saacadihii ugu dambeeyay ayaa Gudoomiye Mursal waxaa uu kulamo ka waday Magaalada Muqdisho, isagoona la qaadanayay Madaxda ugu sareysa ee Dowlada dhexe, waxaana inta kulanka looga hadlayay arimo ay ka mid yihiin.

1.In Mukhtaar Roobow uu tartamo, islamarkaana aan Musharaxnimadiisa laga hor istaagin

2.In Ciidamada la geeyey Baydhabo dib loo soo celiyo iyo qodobo kale.

Doorashada Koofur Galbeed ayaa dhowr jeer dib u dhac ku yimid, iyadoona arintaasi ay saameyn aan wanaagsaneen ku yeelatay Masharixiinta u tartamaya xilka Madaxtinimada ee Maamulkaasi.

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *