Fariin ku socoto beel weynta Muudulood ee dalka iyo dibada joogto

Fariin ku socoto beel weynta Muudulood ee dalka iyo dibada joogto walaalayaal gudiiga caawa logu dhawaqay xamar waa guudi logu waxyeelynayo ama loga hortagayo gudi dhawaan lagu dhawaaqi raabo, Walaalayaal haddi aad xasuusatan shiirweyniihi Mudulood waxaa la magacaawey gudi uu horjooge uu yahay Cali Mahdi Mahamed haddaba waxaa weli dhib ku haayo Mudulood koxdi facaa tuuga aheed ee la magac baxday GGF. Walaalayaal meel kasta aad joogtan waa in aad ka hortimaadan islamarkaana cambareysan kuwaan fiidnada iyo dhibka ku haayo dadkiina una diidan horuumarka dadka ku abtiirsado beesha.
Fadlan waxaa iga dardaran ah in loo kaco sidii leskaga qabaan lahaa kuwaan ku naaxey dhiiga Mudulood.

 

Xafiiska damqo Media
   Firenze , Talyaniga                                    
Email: damqomedia@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *