Dr Cabdiraxmaan Xoogsade ayaa si aad u wanaagsan noogu faah faahisay Caronavirus

Dr Cabdiraxmaan Xoogsade ayaa si aad u wanaagsan ayoow noogu faah faahisay waa loo baahanyahay in waanada wax lagu qaato si oo qofkasto oo uga nabad galo dhibaatadaan maanta dunida ku habsataytaasne ay ka mid tahay mucjisooyinka Rabigeeyna ugu muujinayo in ay jirin cid awood la sheegankato taasneh daliil u tahay waxa maanta dunida ka taagan.

Waad aragtaan dowladahii awooda dhaqaale iyo shaciyada adduunka wax ka badalijiray oo maana la siman kuweey ay cadaadijireen ayadoo malakameedka cid kasto dultaaganyahay.

     Xafiiska damqo Media
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *