Dhibatoyinga Dalka iyo Dadka ku dhacaaya wax ka garaabayana yaryihiin.

(DMN) : Talyaniga –  Dadweynaha wa yaabanyihiin Wadoyinki lawada xir hadana Qarihii wa iska socda,Yaab Dadweynaha RerGofur galbeed wey yabanyihiin balanti ay qaadeen Mursal &Laftagareen in Robow laso deyndoono o benowday,

Mida kale Siyasada Farmaajo waa mid liidato waad aragtaan sida loo soo dhaweyay Somaliland markoow Biixi tagay UAE wa LALA yabanyahay,

PuntaLand waxey shuruud ka dhigtay in Talawadaag laga dhigo go’aamada wadanka gaaraayo.

Xaaf iyo GalMudug wey yabanyihiin sida lo kool koliyay JubaLand iyo sida aan dan looga laheen Galmudug .

Dowlada Farmaajo oo balabqaaday in ay dhibanayaashi Qaraxi dhawaan ka dhacay Maka Al Mukarama e lo balanqaaday Takuleen Dibna loguso laaban wey yaaban yihiin.

Xildhibanada wey yaabanyihiin hadi Dorashadi Qof iyo Cod iyo Xisbiyo surobi donin Kaalinkooda laga maarmidoono.

AqalkaSare o xaalkiisa bariga dhaxe yahay iyo Aqalka Hoose khilaafkoodana cidina u maqneen

dhibatoyinga Dalka iyoDadka ku dhacaaya wax ka garaabayana yaryihiin.

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *