Dawo – Damqo TV – waxoo talo bixin ka soo jeediyay sida ay u socoto xaalada ummadda Soomaaliyeed

Damqo TV – waxoo talo bixin ka soo jeediyay sida ay u socoto xaalada ummadda Soomaaliyeed ayadoo ka fiirinaaya dhinaca wanaagsan ayeey ka soo jeedisay orraahdii kaga aadaneed.

Damqo TV – waxaakaleey soo gudbisay gaf loo geeysty Xiidhibaan Cabdullahi Mahamed Nur oo ah aqoonyaan waajibkiisa gudanaayay, waxaa loo baahanyahay


cida wax kasheegeeysa waa in ay cadeeymo keenaan isla markaasne ay ku cadeeyaan muuqaal baahiyahay astaamaha TV iyo magaca wariyaha ka hadlaaya si loo ogaado halka laga leeyahay muuqaal baahiyahaas.      

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *