(DAAWO-SAWIRO)Dany Welbeck Weeraryahanka Arsenal Oo Tababarka Kusoo Laabtay Kadib Dhaawacii Kal Hore

MUQDISHO-(CAYAARAHA-Damqo.com)

Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa usbuucii horre war fidiyeenada u sheegay inuu xidigiisa dhawaan kasoo muuqan doono garoomada oo uu ka bogsaday dhaawacii soo gaaray xili cayaareedkii kal hore.

Xidiga ayaa lagu arkay isaga oo tababarka qaadanaya kahor kulanka Crystal Palace oo kooxda Gunners isku diyaarinayso.

Arsenal ayay war farxad leh u tahay in weeraryahanka kooxdoodu Dany Welbeck oo mudo dheer ay tabayeen mar kale la arko isagoo la taba baranaya kooxdooda.




wp-image-17387″ src=”http://damqo.com/wp-content/uploads/2017/02/195239-252×300.jpg” alt=”” width=”825″ height=”982″ />

TABIYE: Xassan Axmad Xassan

Damqo.com

XAFIISKA: Damqo mqudisho-somalia

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *