Ciyaartoy caan ah oo booqday wiil 5 jir ah oo qaba cudur aan la dawayn karin

MUQDISHO-(WARARKA-CAYAARAHA-Damqo.com)

Ciyaartoyda kooxda Sunderland ayaa isbitaal ku booqday Bradley Lowery oo ah wiil yar oo taageere u ah oo qaba cudur aan dawo loo haynin.

Wiilka yar oo shan jir ah ayaa la gudoon siiyay abaalmarinta gool qureexa ee billaha ah, dhawaanna kooxda Everton ayaa maamuustay.

Bradley oo


xanuun aan la dawayn karin qaba tan iyo 2013kii ayay hooyadii sheegtay in uu bilo kali ah sii noolaan doono.

Sanadkii hore ayaa loo aruuriyay 700,000 gini, waxayna hadda dawayn uga socotaa isbitaalka.

Everton ayaa ugu deeqday 200,000 oo gini bishii sagaalaad.

TABIYE: Xassan Axmad Xassan

Damqo.com

XAFIISKA: Damqo muqdisho-somalia

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *