Ciidamo ka amar qaato maamulka degmada balcad ayaa xabsiga u taxabay Shacabkii cabashada sameeynayay caburinta

Maalintii labaad Ayeey xeran yihiin Qaar kamida Dadweeyne banaan bax ka sameeyay Degmada balcad gaar ahaan tuulada mareereey Dadka banaanbaxa sameey naayay Ayaa ka cabanaayay Caburin oow ku haayo maamulka Degmada balcad

Ayagoona Cabashadooda Ugudbinaayay madaxweeynaha iyo madaxweeyna ku xigeenka Hir Shabelle State,

 

Hasa ahaate ciidamo ka amar qaato maamulka degmada balcad ayaa xabsiga u taxabay Shacabkii cabashada sameeynayay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *