Ciidamada Kenya oo isaga baxay deegaano hor leh oo katirsan Gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ee Koonfurta dalka Soomaaliya ayaa ku waramaya in Ciidamadda Kenya ay ka baxeyn  tuulooyinka hoos yimaada Degmadda Baardheere ee Gobolka Gedo.

Dadka deegaanka ayaa waxa ay sheegeen in Ciidamadda Kenya ay xalay isaga baxeyn tuulooyinka isku xira Giriley iyo Baardheere.

Sidoo kale waxa uu sheegay in ciidamadda Kenya ay wadaan dhaqdhaqaaq ay kaga baxayaan Deegaanka Buusaar.

Arintaan ayaa imaanaysa xili ay ciidamadda Kenya ee qeybta ka howlgalka AMISOM ay isaga baxeyn deegaanka Fafaxdhuun ee Gobolka Gedo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *