Akhriso magacyada iyo qabiilada ay kasoo kala jeedaan Xildhibaaanada cusub ee Hirshabeelle

Waxaa xalay si rasmi ah loogu dhawaaqay liiska xildhibaaanada baarlamaanka 2aad ee maamul goboleedka Hirshabeelle  kaas oo ay kasoo dhex muuqdeen qaar ka mida xildhibaanadii hore .

Liiska xildhibaaanada cusub ee baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle  waxaa sidoo kale qeyb ka ah rag u badan la taliyaal Sarakiil ka tirsanaa NISA iyo rag badan oo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle  ka agdhawaa.

Halkaan ka Akhriso Liidka Xildhibaaanada

Damqo

Xafiiska Muqdisho 

Damqomedia@gmail.com 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *