Akhriso:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabis sameeyay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Mohamed Lafta-gareen ayaa Aamina Maxamed Mursal,u magacaabey Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Haweenka iyo xaquuqul insaanka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa waxaa lagu yiri.

“Waxaan u rajeynaa in ay Shaqada ay u gudan doonto Sida Dastuurka Dowlad Goboleed Koonfur galbeed Soomaaliya waafaqsan.”

Hoos ka Akhriso Wareegta ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *