Akhriso:-Golaha Wasiiradda Koonfur Galbeed oo la soo dhameystirey

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Maanta soo dhameystirey Golihiisa Wasiiradda.

Xubnaha Golaha Wasiiradda Koonfur Galbeed lagu soo daray ayaa ka kooban 15 Wasiir,halka Wasiir kuxigeen ay yihiin 25,hadii kuwii hore ee Wasiiradda ahaa iyo kuwaan Wasiirada ah la isku daro ayaa noqonaya 27 Wasiir oo kaliya.

2-da bishaan ayay aheyd markii Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen uu magacaabay 10 xubnood oo ka tirsan Golihiisa Wasiiardda,kuwaasi oo ahaa kuwa ugu muhiimsan Maamulkaasi.

Hoos ka Akhriso Wareegtada lagu magacaabay Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *