Daacish ayaa waxa ay ku dhawaaqeen hoggaamiyaha cusub Abu Ibrahim Al-Hashimi Al-Qurayshi. Kadib markii la dilay hoggaamiyihii Kooxdaasi Abuubakar Al Baqdaadi.

Daacish ayaa waxa ay ku dhawaaqeen hoggaamiyaha cusub Abu Ibrahim Al-Hashimi Al-Qurayshi.

Kadib markii la dilay hoggaamiyihii Kooxdaasi Abuubakar Al Baqdaadi.

Warbaahinta Daacish ayaa lagu shaaciyay inay xaqiijinayaan geerida Hoggaamiyahooda, sidoo kalena ay shaaciyeen magaca Hoggaamiyaha cusub ee Kooxdaasi hoggaamin doona.

Shaqsi cusub ee Kooxda Daacish Hoggaamin doona ayaa waxaa lagu magacaabaa Abu Ibrahim Al-Hashimi Al-Qurayshi.

27-kii Bishaan ayaa hawlgal ka dhacay meel ku dhaw xuduuda Syria & Turkiga ay wadaagaan ayaa waxaa Mareykanka uu ku dilay Hoggaamiyihii Kooxda Daacish Abuubakar Al Baqdaadi.

Dilkii loo gaystay Hoggaamiyihii Kooxda Daacish Abuubakar Al Baqdaadi ayaa waxaa fududeeyay eey tababaran oo Ciidamada Mareykanka ay wataan, kaasi oo u tababaran urinta waxyaabaha qarxa.

Kooxda Daacish ayaa waxa ay sheegtay inay sii wadi doonaan dagaalka ka dhanka ah reer Galbeed

               Waa afka Talyaaniga

Al Baghdadi, l’Isis conferma la sua morte

L’Isis ha un nuovo leader: parliamo di Abu Ibrahim al-Hashimi al-Qurashi, erede del defunto Al Baghdadi. L’annuncio arriva da Amaq, agenzia di stampa ed organo di propaganda dello Stato Islamico: confermata la morte del Califfo, ucciso dal raid Usa

ABU IBRAHIM AL-HASHIMI AL-QURASHI NUOVO LEADER ISIS: L’EREDE DI AL BAGHDADI

Aymenn al-Tamimi, ricercatore dell’Università di Swansea ed esperto di Isis, ha spiegato ai microfoni di Reuters che Abu Ibrahim al-Hashimi al-Qurashi potrebbe essere in realtà Hajj Abdullah, già segnalato come possibile successore di Al Baghdadi. Il nome del nuovo leader Isis risulta nuovo alle intelligence americane e secondo il ricercatore «potrebbe trattarsi in realtà di qualcuno che conosciamo e che ha appena assunto questo nuovo nome». E c’è di più; nella nota audio diffusa nelle scorse ore, l’Isis ha messo nel mirino il presidente degli Stati Uniti, Donald Trump«E’ un vecchio goffo, la sera ha un’opinione e il mattino ne ha un’altra. Lo Stato Islamico è alle porte dell’Europa e nel cuore dell’Africa».

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *