Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa goor dhow ansixiyay Hindise sharciyeedka xuquuqda Siyaasiyiinta dowladda - damqo

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa goor dhow ansixiyay Hindise sharciyeedka xuquuqda Siyaasiyiinta dowladda

(DMN) : Talyaniga – Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa goor dhow ansixiyay Hindise sharciyeedka xuquuqda Siyaasiyiinta dowladda oo muddooyinkii u dambeeyay ay ka doodayeen Xildhibaanada.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Maanta kulankooda caadiga ahaa wax ay ku yeesheen Magalada Muqdisho,iyaga oo ku ansixiyay xeerka xuquuqda Siyaasiyiinta dowladda.

Kulanka waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan,waxaana soo xaaadiray 170 Mudane.




box-sizing: border-box; user-select: initial !important; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0cm 0cm 19.5pt 0cm;”>Guddoomiye Mursal ayaa furitaanka kulanka kadib  ka dalbaday Guddoomiyaha Guddiga Xeer Hoosaadka Maxamuud Macalin Yaxye inuu akhriyo sharciga xaqsiinta Siyaasiyiinta Dowladda, si loo meel mariyo.

Intaasi kadib 167  Xildhibaan ayaa cod gacan taag ah ku ansixiyay 1 Xildhibaan ayaa diiday,halka  2 Xildhibaan ay ka aamuseen,waxaana Guddoomiyaha golaha Shacabka uu ka dhawaajiyay in Sharcigaas uu ansax yahay.

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

0 Comments

Leave a Comment

Login

Welcome! Login in to your account

Remember me Lost your password?

Don't have account. Register

Lost Password

Register