XASAASI:-Tuulo laga mamnuucay dumarka aan la qabin isticmaalka Telefoonka - damqo

XASAASI:-Tuulo laga mamnuucay dumarka aan la qabin isticmaalka Telefoonka

Dumarka aan la guursan ee ku nool tuulada Madora ee dalka Hindiya ayaa laga mamnuucay in ay isticmalaan Tellefoonka gacanta si loo xadido xiriirka ay la sameeyaan ragga kadib markii ay badatay Masaafada gabdhaha.

Gabadhii lagu qabto iyadoo isticmaalaysa


Tellefoonka gacanta ayaa mutaysan karta ganaax dhan 21,000 kun oo ah lacagta rubiga ah ee laga isticmaalo dalka Hindiya una dhigan 325 Dollarka Maraykanka ah.

Gabdhaha aan la guursan ee ku dhaqan tuuladan ayaa ku hadli kara Tellefoonka gacanta iyadoo ay dhgaysanayaan Walidiinteeda oo qudha.

0 Comments

Leave a Comment

Login

Welcome! Login in to your account

Remember me Lost your password?

Don't have account. Register

Lost Password

Register