Ololaha maanta ka bilowday social media ha ee lagu soo qaaday xildhibaan Abdullaahi Mohamed Nuur waa mid cajiiba . - damqo

Ololaha maanta ka bilowday social media ha ee lagu soo qaaday xildhibaan Abdullaahi Mohamed Nuur waa mid cajiiba .

(DMN) : Talyaniga – Ololaha maanta ka bilowday social media ha ee lagu soo qaaday Xildhibaan Abdullaahi Mohamed Nuur waa mid cajiiba oo maskax iyo maal badan ba lageliyay waana dabeecad ku cusub siyaasada dalka somaliyed ee ameey Keeentaa dhibaato aan lamaleysan Karin oo dibudhac dowladnimo ah sida aan ognahay dowladnimada somaliyed wexey kuburburtay damac iyo macangagnimo iyo talada oo ey koox Kooban isku


xeendaabto siyaasiyiinta kalena colaad iyo cuqdad qabyaaladeysan u qaada

Marka somaliyey aan ilaashano dalka dowladnimadiisa intii goorugoor tahay waa igatalo oo waxaan ognahay in uun dagaal Keeno dagaal kale.ee war hooy ka jooga waxa aad kudaan mudane Xildhibaan Abdullaahi Mohamed Nuur difaac iyo weerar isku xigo ayuu keeni doonaa dalka somaliyed na kabixi Kari maayo walaalayaal dagaal haba yaradee

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

0 Comments

Leave a Comment

Login

Welcome! Login in to your account

Remember me Lost your password?

Don't have account. Register

Lost Password

Register