Muhaajiriin dhowr isbuuc ku dul xayirnaa Badda oo gaaray… - damqo

Muhaajiriin dhowr isbuuc ku dul xayirnaa Badda oo gaaray…

32 Muhaajiriin oo muddo 3 isbuuc ah ku xayirnaa Badda ayaa loo oggolaaday inay ka soo degaan doonyihii ay la socdeen.

Saraakiisha Malta ayaa sheegay inay Muhaajiriintaasi shalay soo galeen Malta, kadib, markii ay ku xayirnaayeen Markab Samafal.

Ciiddanka Badda ee Malta ayaa soo gelbiyey Muhaajiriintaasi oo tiradooda


32-qof.

Waa qeybtii 2-aad ee Muhaajiriin loo oggolaado inay so ogalaan Malta.

Bishii la soo dhaafay ee December 22-dii waxaa Malta gaaray 17 Muhaajiriin oo ay ku jiraan 2 carruur oo aad u yaryar iyo 3 carruur aan qaan-gaarin oo aysan cidna la soconin.

0 Comments

Leave a Comment

Login

Welcome! Login in to your account

Remember me Lost your password?

Don't have account. Register

Lost Password

Register