Sawir - Mr Tarsan ayaa maanta warqadiisa aqoonsiga uu gudbiyay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta - damqo

Sawir – Mr Tarsan ayaa maanta warqadiisa aqoonsiga uu gudbiyay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta

(DMN) : Talyaniga –  Mr Tarsan ayaa ka mid ahaa illaa 17 Safiir e dowlada Farmaajo ay magacaawday Mr Tarsan ayaa maanta warqadiisa aqoonsiga uu gudbiyay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo ku sugnaa Madaxtooyada Nairobi

Tarsan ayaa horay u ahaa La Taliyaha Madaxweyne Farmaajo, waxaa uu ka mid ahaa Musharaxiintii isu sharaxday xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee doorashadii 8 February.

Sidoo kale waxaa uu horay u soo noqday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho, xilligii ugu adkaa oo magaalada Muqdisho qeybo badan gacanta ku hayeen Al-


.

Magacaabida Tarsan ee Safiirka Soomaaliya ee Kenya ayaa meesha ka saari doonta muddo sanad iyo bilooyin oo ay Safaaradda Soomaaliya aheyd Safiir la’aan.

 Xafiiska damqo Media Network

       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

0 Comments

Leave a Comment

Login

Welcome! Login in to your account

Remember me Lost your password?

Don't have account. Register

Lost Password

Register