Madaxweynaha Puntland iyo laamaha amniga oo kulan deg deg ah qaatay + Sawirro - damqo

Madaxweynaha Puntland iyo laamaha amniga oo kulan deg deg ah qaatay + Sawirro

Madaxweynaha Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan ayaa Maanta kulan kula qaatay Magaalada Garoowe taliyayaasha iyo saraakiisha ciidamada Puntland.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay adkaynta iyo dar-dar gelinta xaaladda ammaanka ee deegaanada maamulka Puntland.

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa Magaalada Garoowe shalay ku doortay Madaxweynaha cusub Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Axmed


Cismaan,kuwaasi oo ka guuleystay Musharixiin dhowr ah.

Madaxda cusub ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa horyaalla howlo culus oo laga doonayo inay qabtaan.

0 Comments

Leave a Comment

Login

Welcome! Login in to your account

Remember me Lost your password?

Don't have account. Register

Lost Password

Register