Yaa Rigoorada U Tuuri Doona PSG Hadda Kadib?? (Haddaba Ogow??) - damqo

Yaa Rigoorada U Tuuri Doona PSG Hadda Kadib?? (Haddaba Ogow??)

Kooxda kubada Cagta PSG ayaa lasheegayaa in ay Go aan ka Gaareen Cayaaryahanka loo deyn doono hadii kooxdu hesho Rigoore kulamada soo socda kadib markii Cayaartoyda Neymar iyo Edinson Cavani ay isku qabsadeen Rigooradii Maalinkii Axadii loo dhigay Kooxda.

Maamulka kooxda Paris Saint-Germain ayaa lasheegayaa in ay kala saareen labada Cayaaryahan kii dhalin lahaa Rigoore kasta oo kooxdu hesho Xiligaan waxaana Go aankaas uu ahaa in badan ay kawada hadleen Macalinka iyo Madaxweynaha Kooxdaas.




font-family: ‘Adobe Fangsong Std R’,’serif’; color: #555555;”>Wargeyska Marca ee ka soo baxa dalka Spain ayaa daabacay in Edinson Cavani uu ahaan doono Cayaaryahanka Rigorooyinka u dhalin doona kooxda PSG iyada oo meesha laga saaray damicii Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar ee ahaa in uu Rigoore kasta isaga loo daayo.

Lama xaqiijin in Cayaaryahan Neymar lagu qanciyey Go aanka Maamulka PSG iyo in kale balse kabtanka kooxdaas Thiago Silva, ayaa bartiisa Instagram-ka soo dhigay in xal laga gaaray qilaafkii labada Cayaaryahan.

 

Damqo.com

Damqomedia@gmail.com

0 Comments

Leave a Comment

Login

Welcome! Login in to your account

Remember me Lost your password?

Don't have account. Register

Lost Password

Register