XASAASI: Maxaadan Ogeyn Oo Ka Cusub Sheekadii Manchester United Iyo Ozil (War Cusub AYaan Idinkaga Wadnaa) - damqo

XASAASI: Maxaadan Ogeyn Oo Ka Cusub Sheekadii Manchester United Iyo Ozil (War Cusub AYaan Idinkaga Wadnaa)

Manchester United wax wadahadal ah kulama jiraan Mesut Ozil, laakiin xididga qadka dhexe ee Arsenal ayaa doonaya inuu u dhaqaaqo United

28 jirkaan mustaqbalkiisa Emirates lama hubo kadib markii uu diiday inuu qandaraaska u kordhiyo kooxdiisa Gunners.

Ozil oo hadda ka qaata isbuucii 140 kun oo ginni kooxda Arsenal waxa uu dhacayaa qandaraaskiisa dhamaadka xilli ciyaareedkan.




word-spacing: 0px; margin: 0cm 0cm 9.0pt 0cm;”>Kubadsameeyaha Germany ayaa diidan inuu heshiis cusub u saxiixo kooxda Arsenal, waxaana uu indhaha ku hayaa la shaqeynta Jose Mourinho.

Arsenal ayaa wajaheysa xaalad adag oo ay ku ceshaneyso ciyaartooyda muhiimka ah, iyadoo xitaa aan la hubin mustaqbalka Sanchez.

Sida laga soo xigtay wargeyska Bleacher, ma jiro wadahadal dhaxmaray Manchester United iyo Ozil, laakiin xiddiga ayaa doonaya inuu la midoobo Jose Mourinho.

Wargeysyada Germany ayaa Isbuucii lasoo dhaafay sheegay inuu jiro wadahadal dhaxmaray xididga iyo kooxda Manchester United.

 

        Damqo.com

Damqomedia@gmail.com

0 Comments

Leave a Comment

Login

Welcome! Login in to your account

Remember me Lost your password?

Don't have account. Register

Lost Password

Register