Taageerayaasha kooxda Real Madrid oo Tiish/Mandiil kor u taagi doona kulanka lugta labaad ee El Clasico! - damqo

Taageerayaasha kooxda Real Madrid oo Tiish/Mandiil kor u taagi doona kulanka lugta labaad ee El Clasico!

Sida la xaqiijiyey taageerayaasha kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa qorsheynaya inay kor u taagaan tiish ama Mandiil ay soo qaadanayaan kulanta lugta labaad ee Spanish Super Cup El Clasico ee ay la leeyihiin naadiga Barcelona.

Jariiradda Marca ee ka soo baxda dalka Spain ayaa baadisay in taageerayaasha kooxda Real Madird ay qorsheysteen inay mandiiladooda kor u taagaan daqiiqadda


7-aad ee kulanka El Clasico.

Jamaahiirta Real Madrid waxa ay ka xun yihiin ama ka carreysan yihiin sida Wargeysku leeyahay kaarkii casaanka ahaa ee la siiyey kulankii lugta hore ee El Clasico weeraryahankooda Cristiano Ronaldo.

Waxa ay taageerayaasha Los Blancos kor u taagi doonaan daqiiqadda todobaad ee ciyaarta El Clasico Mandiilkooda si ay u muujiyaan sida ay uga xun yihiin in laacibkooda casaan la siiyo oo uu ka maqan yahay kulanka

        Damqo.com

Damqomedia@gmail.com

0 Comments

Leave a Comment

Login

Welcome! Login in to your account

Remember me Lost your password?

Don't have account. Register

Lost Password

Register