OGOW: Macalin Mourinho Oo Amaaney Qaar Kamid AH Xiddigaha Kooxdiisa Kulankii Xalay (Tolow Waa Kee??) - damqo

OGOW: Macalin Mourinho Oo Amaaney Qaar Kamid AH Xiddigaha Kooxdiisa Kulankii Xalay (Tolow Waa Kee??)

Macallinka kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ee Jose Mourinho ayaa ammaan kala dul dhacay saddex ka mid ah xiddigii Man United ee xalay ku lugta lahaa guushii 4-1 ee ay ka gaareen Burton Albion.

Tababaraha reer Portugal ayaa ammaanay saddexda ciyaaryahan ee Anthony Martial, Juan Mata iyo Jesse Lingard oo kaalin ku lahaa guushii ay xalay ugu soo badan wareegga afaraad ee EFL Cup.




p>“Haa, balse Martial wuu fiicnaa, Mata wuu fiicnaa, Lingard-na wuu fiicnaa” ayuu ku jawaabay Mourinho mar wax laga weydiiyey bandhiggii Rashford.

“Qof walba oo weerarka joogay wuu fiicnaa waana u farxad kooxda, hadda farxad ayaa naga muuqata marka aan ciyaareyno kubadda cagta, waana midda aan doonayo.” ayuu macallinka reer Portugal hadalkiisa raaciyey.

   Damqo.com

Damqomedia@gmail.com

0 Comments

Leave a Comment

Login

Welcome! Login in to your account

Remember me Lost your password?

Don't have account. Register

Lost Password

Register