Kooda Kubada Cagta Manchester United oo 2-0 isaga reebtay Huddersfield Town - damqo

Kooda Kubada Cagta Manchester United oo 2-0 isaga reebtay Huddersfield Town

Waxaa lasameeyey qaabka ay u wada Cayaari doonaan 8 da kooxood ee isugu haraysa wareega quarter-finalka koobka FA Cupka dalka England waxaana isku soo beegmay kooxo adag.

Kooda Kubada Cagta Manchester United oo 2-0 isaga reebtay Huddersfield Town ayaa ku soo beegantay kooxda Brighton & Hove Albion halka Chelsea ay ku dhacday kooxda dhibka badan ee Leicester City,

Hadaba sidee ayey isugu beegmeen kooaha u soo baxay iyo kuwa usoo bixi


doona Wareega 8 dhamaadka koobka FA Cupka dalka England?

FA Cup quarter-final draw in full:

Sheffield Wednesday or Swansea vs. Rochdale or Tottenham Hotspur
Manchester United vs. Brighton & Hove Albion
Leicester City vs. Chelsea
Wigan Athletic or Manchester City vs. Southampton

        Damqo.com

Xafiiska Damqo Talyaniga

Damqomedia@gmail.com

0 Comments

Leave a Comment

Login

Welcome! Login in to your account

Remember me Lost your password?

Don't have account. Register

Lost Password

Register