ALLEGRI - juve waa koox weyn oo xoogeeyda ku tashaneeysamarkey landan tagto. - damqo

ALLEGRI – juve waa koox weyn oo xoogeeyda ku tashaneeysamarkey landan tagto.

Juve ayaa gurigeeda ku soo dhaweyneysay kooxda Torino, kooxda Juve ayaa dirqi ku badisay 10 cayaartaas oo aheed mid derbi ah taaso micnaheeda tahay in ay hal magaalo ka wada tirsanyahiin.

Laakiin Allegri ayaa yiri: “Juventus waa ay xoogan tahay, waxay heystaan ​​ciyaaryahano aan caadi aheyn, waxaan


ku dagaalameynaa dhamaan tartamada kuwaas oonookala soocneen,

seddexdii sanno ee ugu danbeysay waxaan safanay 4 kulan Champions League wane ku guul dareysanay

Sanad kaane la arkidoonee.

Xafiiska Damqo Talyaniga

Damqomedia@gmail.com

 

0 Comments

Leave a Comment

Login

Welcome! Login in to your account

Remember me Lost your password?

Don't have account. Register

Lost Password

Register