David De Gea ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay Manchester United meelna iskaga xiray wararka la xirriira kooxda Real Madrid - damqo

David De Gea ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay Manchester United meelna iskaga xiray wararka la xirriira kooxda Real Madrid

Goolhaye kooxda Man united David De Gea ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay Manchester United  meelna iskaga xiray wararka la xirriira kooxda Real Madrid waxa uuna yiri Waqtiga ayaa si dhaqso ah u duulay, Waxaan halkaan joogay 7-sano waana ku faraxsanahay, Wax badan ayaa igu dhacay, Qaar aad u wanaagsan, Qaarna ma fiicna, Laakiin si daacadnimo ah ayaan runtii ugu faraxsanahay kooxda Manchester United.

Waxaan dareemayaa sida cayaarayahan muhiim


ka ah qolka labiska, Waxaan ka mid ahay kuwa ugu da’da weyn kooxda  Wax badan joogay

Uma maleynayo inay waligeed wanaagsan tahay in laga hadlo mustaqbalka iyo waxa dhici doona, Kaliyah hada, Dareen wanaagsan, Si fiican u cayaarista iyo caawinta Manchester United ayaa muhiim ah.

        Damqo.com

Xafiiska Damqo Talyaniga

Damqomedia@gmail.com

0 Comments

Leave a Comment

Login

Welcome! Login in to your account

Remember me Lost your password?

Don't have account. Register

Lost Password

Register