Dowlad Goboleedka Hirshabeelle waxaa is weeydiin u baahan magaalooyika qeeymaha leh ay leeydahay Hirshabelle waa tuma. - damqo

Dowlad Goboleedka Hirshabeelle waxaa is weeydiin u baahan magaalooyika qeeymaha leh ay leeydahay Hirshabelle waa tuma.

(DMN) : Talyaniga – Taliska Qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo rabo in dadka laga barto ayaa Amar kasoo saaray kaasoo ah In Wax Hub ah lagu dhex qaadan karin Magaalooyinka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle waxaa is weeydiin u baahan magaalooyika qeeymaha leh ay leeydahay Hirshabelle waa tuma.

Taliyaha Qeybta 27aad ee Ciidanka Qalabka Sida Gen. Maxamuud Macalin  Koronto oo Awaamiirtan ay kasoo baxday Xafiiskiisa ayaa u baahan in asaga su’aasha lagu celiyo si oo faahfaahin uga bixiyo waxoo arintaas ula jeedo ,

waxaa lagu sheegay in guud ahaan hub laga Mamnuucay in lagu dhex wato Magaalooyinka Hirshabeelle.

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

 

0 Comments

Leave a Comment

Login

Welcome! Login in to your account

Remember me Lost your password?

Don't have account. Register

Lost Password

Register