warka damqo Archives - damqo

warka damqo

Gud. Mursal aya u sheegay RW Kheyre in mooshinka uusan ahayn mid isaga uu leeyahay, balse uu yahay mooshin ay qoreen xildhibaano 92 kor u dhaafaya

Kulan lagu qabtay wasaaradda hiddaha iyo tacliinta sare oo ay isku arkeen RW Kheyre iyo Gud. Maxamed Mursal ayaa ku soo dhammaaday sida hoos ku qoran. Xogtan waxaa noo xaqiijiyay…

Read More

Dhageeyso – Faarax Macallin ayaa sheegay in Soomaaliya ay manta u baahan tahay in 100 kun dabka lasaaro si loo helo dowladnimo.

(DMN) : Talyaniga –  Faarax Macallin oo mar soo noqday ku xigeenka Guddoomiyah Baarlabaanka Kenya ayaa sheegay in Soomaaliya ay manta u baahan tahay hoggaamiye dila 100 kun si loo…

Read More

Xildhibaano ka tirsan Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo isku xil-qaamay inay xal-uhelaan khilaafka soo kala dhex-galay Gudoonka Gollaha Shacabka

(DMN) : Talyaniga –  Xildhibaano ka tirsan Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo isku xil-qaamay inay xal-uhelaan khilaafka soo kala dhex-galay Gudoonka Gollaha Shacabka ayaa ic-laamiyay in la dhameeyay is-fahan-waaga….

Read More

DEG DEG:-Qarax Gaari oo Goor dhow ka dhacay Muqdisho

Jugta qarax culus ayaa Goordhow waxaa laga maqlay qeybo kamid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir,kaasi oo ka dhacay Isgoyska Taleex ee Muqdisho. Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in lagu soo xiray…

Read More

Hoobiyeyaal lagu gaaracay Villa Soomaaliya, iyo ayadoo ciidankana la geliyay heegan.

(DMN) : Talyaniga –  Waxaa goor dhow lagu soo tuuray hoobiyaal dhowr ah xarunta Madaxtooyada JFS oo ah hoyga uu degan yahay Madaxweyne M. Farmaajo. Weli lama oga qasaaraha ka…

Read More

Xildhibaannada tiradooda lagu sheegay 135 mudane oo kulan qado ah ku yeeshay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho

 (DMN) : Talyaniga – Xildhibaannada tiradooda lagu sheegay 135 mudane oo kulan qado ah ku yeeshay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho ayaa siweyn uga soo horjeestay mooshinka ka dhanka ah…

Read More

War dag dag ah – Mukhtaar Roowow la siidaayo kuna laabto Baydhabo doorashadana dib loodhigo.

(DMN) : Talyaniga – Shir maqribadii ku soo gabagaboodey Xalane. shirkaas oo looga hadlayey Xarigii loogeestey kheekh Mukhtaar Roowow falanqeen Dheer kadib waxaa la iskuraacey go.  Waxaana shirkaas Ka qeebgaley…

Read More

Shir ay caawa ku yeesheen waxgaradka, siyaasiyiinta iyo cuqaasha beesha Digil & Mirifle oo caawa ka dhacay magaalada Baydhabo

(DMN) : Talyaniga – Shir ay caawa ku yeesheen waxgaradka, siyaasiyiinta iyo  cuqaasha beesha Digil & Mirifle oo caawa ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa lagu go’aamiyay in aanay ka qeyb…

Read More

Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa uu ku eedeeyay Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele in uu ka shaqeynayo burburinta Dowlada Soomaaliya.

(DMN) : Talyaniga –  Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa uu ku eedeeyay Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele in uu ka shaqeynayo burburinta Dowlada Soomaaliya. Eedaynta uu soo jeediyay MW…

Read More

Safiirka Midowga Afrika & madaxa howlgallada AMISOM Franseco Madeira oo aha shaqsigii bixiyay amarka in la xasuuqo Shacabka lana soo afduubo Mukhtar Robow.

(DMN) : Talyaniga –  Xildhibaanada BJFS ayaa soo saaray warsaxaafadeed ku aadan xaaladda cakiran ee ka jirta magaalada Baydhabo, waxayna xildhibaanada si adag uga hadlaan doorka ay AMISOM ka qaadatay…

Read More

Dhageeyso – Mukhtaar Robow Cali Abu-mansuur oo xuriyad la’aan laga soo dajiyay Muqdisho kadib markii laga soo qaaday Baydhabo ayaa loo gacan geliyay Ciidamada Niisa.

(DMN) : Talyaniga –  Mukhtaar Robow Cali Abu-mansuur oo xuriyad la’aan laga soo jediyay Muqdisho kadib markii laga soo qaaday Baydhabo ayaa loo gacan geliyay Ciidamada Nisan. Xariga Roboow ayaa…

Read More

Kaligii taliye Farmaajo oo Xildhibaanada badbaado qaran warqad ka soo saareen.

(DMN) : Talyaniga –  Xildhibaanada badbaado qaran aya soo saaray warqad ay ku cambaareynayaan falkii lagu soo xiray Mukhtar Roobow. Xildhibaanada aya sidoo kale ka digay in ciidamada AMISOM loo…

Read More

Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo maanta laga soo xiray magaalada Muqdisho, kaasoo wararku sheegayaan in la keenay Muqdisho.

(DMN) : Talyaniga – Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya war saxaafadeed ka soo saartay xariga Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo maanta laga soo xiray magaalada Muqdisho, kaasoo wararku sheegayaan…

Read More

XASAASI:-Muqtaar Roobow oo Muqdisho la keenay isagoo Gacmaha ka xiran

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa diyaarad wada Muqtaar roobow oo goordhaw soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya. Dad ku sugan Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde…

Read More

Cabdulqaadir Maxamed Nur (Jaamac) oo ah lataliyaha Mursal ayaa hubkii lagu illalinayay lagala wareegay

(DMN) : Talyaniga –  Waxaa goor dhow xabsiga loo taxaabay 11 ka mid ah ilaaladii TX hore ee hay’adda Nabad sugidda NISA Cabdulqaadir Maxamed Nur (Jaamac) waxaana laga qaatay afar…

Read More

Kulan casho oo uu soo qaban qaabiyay safiirka Ingiriiska u fadhiya Muqdisho David Conrad aya caawa waxaa lagu qabtay hoyga safiirka uu ka degan yahay xerada Xalane.

(DMN) : Talyaniga – Kulan casho oo uu soo qaban qaabiyay safiirka Ingiriiska u fadhiya Muqdisho David Conrad aya caawa waxaa lagu qabtay hoyga safiirka uu ka degan yahay xerada…

Read More

DAWO – Horay ayaa waxaa loo yiray Dameer hadoow Faras la daaqo waxoow is moodaa Baqal.

Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad ayaa amray in dhammaan shaqaallaha kala duwan ee Golaha Shacabka aysan ka qeyb qaadan karin khilaafka soo kala dhexgalay Golaha Shacabka….

Read More

Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Mursal ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Safiirka cusub ee dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Amb. Mehmet Yilmaz.

(DMN) : Talyaniga – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Safiirka cusub ee dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Amb. Mehmet…

Read More

Muudey iyo Cawad ayaa sheegay in Madaxweynaha aan laga keeni karin mooshin sababtuna ay tahay inaysan jirin maxkamaddii dastuuriga ahayd

(DMN) : Talyaniga – Muudey iyo Cawad ayaa sheegay in Madaxweynaha aan laga keeni karin mooshin sababtuna ay tahay inaysan jirin maxkamaddii dastuuriga ahayd ee go’aanka ka gaari lahayd in…

Read More

Akhri 92 ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya ayaa galabta Mooshin xil ka qaadis ah ka keentay makoo ku xad gudbay dastuurka.

92 ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya ayaa galabta Mooshin xil ka qaadis ah ka keentay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo. Soo jeedinta Mooshinka xil ka…

Read More

Page 1 of 19

Login

Welcome! Login in to your account

Remember me Lost your password?

Don't have account. Register

Lost Password

Register