wardoom Archives - damqo

wardoom

Sawiro – Madaxweynahii ugu xumaa ee ebed soo maro Ummadda Soomaaliyeed Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo)

(DMN) : Talyaniga –  Madaxwayne Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay shirka golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya  ayaa afkooda isku ammaanay iyadoo xukuumadooda ku ammaanay shaqada wanaagsan…

Read More

Duqa Muqdisho oo shaqo joojin ku sameeyay Mas’uul Caan ah kadib markii uu ka qeyb galay…..

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa goordhow waxa uu shaqo joojin ku sameeyay Shadoor Xaaji Maxamud. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Duqa Muqdisho ayaa waxaa…

Read More

Guddiga joogtada ee golaha shacabka ayaa maanta xarunta golaha shacabka kula kulmay xubno uu hogaaminaayay wasiir ku xigeenka wasaarada Dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Xuseen Cabdi Cilm

Guddiga joogtada ee golaha shacabka ayaa maanta xarunta golaha shacabka kula kulmay xubno uu hogaaminaayay wasiir ku xigeenka wasaarada Dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Xuseen Cabdi Cilm kulanka ayaa waxaa…

Read More

Soomaaliya oo ay ka bilaawatay shirqool shaqadaada lagula wareegaayo ay hor boodeeyso Doowlada.

(DMN) : Talyaniga – Beesha Mudulood waxeey aheeyd beel lagu yaqaano xushmad iyo qadarin isla markaasna ahaa iimaam Hawiye oo karaamo ku dhaxleh ummadda Soomaaliyeedayaa maanta gabay qadarintii beelaha Soomaaliyeed…

Read More

Muddadii halka sano iyo barka aheeyd ay soo maamulaayeen Farmaajo iyo Xasan Cali Kheyre oo arinkooda daafiwaayay( kane siib kane saar )

(DMN) : Talyaniga – Muddadii halka sano iyo barka aheeyd ay soo maamulaayeen Farmaajo iyo Xasan Cali Kheyre oo arinkooda daafiwaayay( kane siib kane saar ) Akhriso Mudada yar xukuumada…

Read More

Khaladaad kala duwan ayaa ka dhacay gudaha garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo si la mid ah gudaha madaxtooyada “Villa Somalia”

(DMN) : Talyaniga – Khaladaad kala duwan ayaa ka dhacay gudaha garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo si la mid ah gudaha madaxtooyada “Villa Somalia” intii lagu guda jiray qaabilidda Ra’iisul Wasaaraha…

Read More

WAR DEG DEG AH:-QARAX KHASAARA GEESTAY OO LALA EEGTAY CIIDAMADA AMISON

KISMAAYO)WARARKA-Damqo.com) Hal Askari ayaa ku dhintay Afar kalana way ku dhaawacmeen Qarax ciidammo ka tirsan amison  lagula eegtay Galbeedka magaalada Kismaayo. Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa uu ahaa Miino dhulka…

Read More

Gabar Wariye u shaqeyneysay Radio Muqdisho oo lagu dilay degmada Hodan

ne 5 (Jowhar)—Rag hubeysan ayaa goor dhow ku dishey degmada Hodon ee magaalada Muqdisho Wariye Sagal Salaad Cusmaan oo ka tirsaneyd shaqaalaha Radio Muqdisho. Wariye Sagal Salaad ayaa la sheegay in lagu…

Read More

Page 1 of 1

Login

Welcome! Login in to your account

Remember me Lost your password?

Don't have account. Register

Lost Password

Register