WARARKA MAANTA Archives - Page 367 of 373 - damqo

WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Jamhuuriyada federalka oo si adag ucambaareeyey Qaraxii Masjidka Nabiga……

Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii lagu qaaday dalka Sacuudi Carabiya, gaar ahaan Magaalada Madiina. War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Somaliya ayaa lagu…

Read More

Madaxii Amniyaadka Alshabaab Zakaria, oo la filaayo in uu Ku Biiri doono Dowlada Soomaaliya ee la soo dhisidoono.

Sida ay sheegayaan illo xog ogaal ah Madaxii hore ee Amniyaadka kooxda Al-shabaab Zakariye Ismaaciil Xirsi oo xiligaan ku sugan Muqdisho lana shaqeeya sirdoonka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu…

Read More

Madaxweynaha oo jeediyay khudbad u muuqatay tii u dambeysay ka hor doorashada soo socota

 Madaxweynaha waqtigiisa dhamaanayo ahna Musharax mar kale u taagan xilka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay Telefishinka Qaranka ee SNTV, isagoo kaga hadlay arrimo badan…

Read More

Qarax la rabay in lala beegsado Masjidka Nbiga Korkiisa Nabadi ha ahaatee.

Firenze (damqo.com) – Afar mid ah shaqaalaha ammaanka Saudiga ayaa lagu dilay shan kalena way ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo maantoo isniin mid ka mid ah goobaha barakeeysa e…

Read More

Ra’iisul wasaaraha Israel, oo booqanaya qaarada Afrika, maxay tahay sababta? faahfaahin ayan idinkaga heynaa.‏

Binyamiin Natanyahu, ayaa booqanaya qaarada Afrika, waxana uu noqonaya Ra’iisul wasaarahi ugu horreeyay ee Israel ah kaas oo booqda Afrika, muddo 30 sano ah ka dib. Natanyahu ayaa booqanaya afar…

Read More

Daawo:Maxaa kajira in Jubbaland ay siidaysay maleeshiya katirsan Ururka Daacish”Afhayenka Nabad-sugida.

  Afhayeenka ciidanka Ciidanka Nabad sugida Jubbaland ayaa kahadlay warar maalmihii lasoo dhaafay ay baahinayeen Idaacadaha magaalada Muqdisho, waxayna sheegayeen in ciidamo katirsan kooxda Daacish oo ciidanka Jubbaland ay Gacanta…

Read More

Muqdisho, oo waddooyinka la calaamadeynayo‏

Magaalada Muqdisho, waddooyinka muhiimka ah qaarkood waxa laga hirgiliyay calamadaha dadku marraan xilliga ay waddada gooynayaan.   Calaamadahan ayaa loogu talagalay in qofku si nabad ah ama cabsi la’aan ah ku…

Read More

Gud. gobolka Banaadir oo fure ku wareejiyay haweeney mudo 20-sannadood gurigeeda laga haystay

Yuusuf Jimcaale “Madaale”, guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho oo ay wehliyaah saraakiisha booliska gobolka ayaa shalay ku wareejiyay fure haweeney mudo 20-sannadood xoog looga haystay gurigeeda. Mr. Madaale ayaa…

Read More

Madaxweyne Gaas oo kala diray golihii deegaanka Galkacyo, magacaabayna guddoomiye cusub

Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa xilalkii looga qaaday maamulkii degmada Gaalkacyo. damqo.com Xafiiska Firenze Italy

Read More

Farxiyo Fiska iyo Bashiir Hanuuniye oo Shacabka Muqdisho kala qayb qadan doona…

Fanaaniinta Farxiyo Fiska iyo Bashiir Hanuuniye, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ayaa waxaa fanaaniintan kusoo dhaweeyay dad weyne aad u farabadan iyo qaar ka…

Read More

Ninkaan ayaa isagoo kujira gudaha masjidka ku qeyliyey in uu is qarxinayo

Muwaadiniin Turki ah oo ku dukanayey masjid ayaa iska qabtay islamarkaana fashiliyey nin doonayey inuu isku qarxiyo jameecada masjidka ku dukanaysay. Ninkaan ayaa isagoo kujira gudaha masjidka ku qeyliyey in…

Read More

Ma haboon tahay in la astaameeyo dadka AIDS qaba?

Madaxweeynaha dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa lagu sheega inuu saaxiixay xeer cusub oo amraya in calaamad looga sameeyo xubinta tarnka qofka xanuunka HIV/AIDS qaba.Waxa la yidhi waxa loogu talo…

Read More

Magaalada Baqdaad, oo dhiigu qulqulayo ka dib qarraxyo ruxay saacadihi lasoo dhaafay.‏

Ugu yaraan 80 ruux ayaa ku geeriyootay halka ay ku dhawacmeen in ka badan 131 ruux, ka dib marki Kooxda “Daacish”, ay qarraxyo ka geysatay qayba ka mid magaalada Baqdaad.          …

Read More

Dawlada Kenya, oo billaawday dib celinta qaxootiga Soomaalida ah.

  Ugu yaraan 180 qof oo Qaxooti ku ahaa Dhadhaab ayaa gaadiid lagu daabuley oo la gaarsiiyey magaalada Dhoobley. Hey’adda UNHCR; ayaa sheegtay in qaxootiga la soo gaarsiiyay Dhoobleey ay…

Read More

War xaqiiq ah: Soomaali laga tarxiilay Norwey laga dajiyay magaalada Muqdisho.

Xaaska nin kamid ah dadkaas Muqdisho laga dajiyay ayaa warbaahinta NorSom News u xaqiijisay in ninkeeda oo mudo sadex sano ah Norwey degenaa, sharciga wadankana loo diiday, laga qabtay gurigiisa oo…

Read More

Magaalada Muqdisho, oo caawa lagu qabtay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay.

Ciidanka Nisa, ayaa caawa gacanta ku dhigay gaari waxyabaha qarxa laga soo buuxiyay; gaarigan ayaa waxa lagu qabtay agagaarka xaafada Seybiyaano degmada Hodan, ee magaalada Muqdisho. Gaariga la qabtay ayaa…

Read More

Fanaanka Farxaan Xidig oo lagu xiray Hargeysa

Fanaanka caanka Farxaan Xidig ayaa ku xiran magaalada Hargeysa ee Somaliland, iyadoo xarigiisa ay ka soo baxayaan warar kala duwan. Farxaan Xidig ayaa la sheegay inuu dhowaan tagay magaalada Hargeysa,…

Read More

Dawlada Soomaaliya oo billaabeysa hawlgal lagu sifeynayo Al shabaab.

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay bilaabeyso howl gallo ka dhan ah Al-Shabaab, sida lagu sheegay War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Villa Soomaaliya. War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in…

Read More

Mas’uul ka tirsanaa maamulka Galgaduud oo la khaarijiyay

Wararka naga soo gaaraya Galgaduud ayaa sheegaya in deegaan halkaasi ku yaala lagu dilay Guddoomiyihii Degaanka Galcad ee Gobolka Galgaduud Qadar Maxamuud Cali. Gudoomiyaha ayaa waxaa lagu dilay Tuulada Ceel-hareeri oo…

Read More

Madaxweyne Gaas oo Cafis u fidiyay Maxaabiis aad u farabadan

Maamulka Puntland ayaa maanta xabsiga dhexe ee Garowe kasii daynaya 33 maxaabiis ah oo uu dhawaan cafis ufidiyay madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Qoraal madaxtooyada Puntland kasoo baxay oo loo…

Read More

Page 367 of 373

Login

Welcome! Login in to your account

Remember me Lost your password?

Don't have account. Register

Lost Password

Register