WARARKA MAANTA Archives - Page 351 of 355 - damqo

WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo mar kale magacaabay Guddiga doorashooyinka 2016 (Akhriso-Magacyada)

 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale soo magacaabay Guddiga Doorashooyinka Qaranka, kadib markii lagu diiday Guddigii uu soo magacaabay laba todobaad ka hor. Wareegto uu soo saaray Madaxweynaha…

Read More

Wassiirka Warfaafinta, oo sheegay in si qaldan loo Fasirtay sharciga jinsiga ee dhawaan la ansixiyay.‏

Muqdisho,Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in si qalad ah loo turjumay go’aankii dhowaan Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ay meel mariyeen, Kaas oo qeeyaya siyaasadda Qaranka ee Jandarka, Wasiirka Warfaafinta dowladda Soomaaliya…

Read More

Don Mauro Inzoli oo ahaa badare,ayaa fara xumeeyay 5 ciyaal,waxaa lagu xukmay 4sanno iyo sagaal bilood,kaasoo loo qafiifiyay 6 sanno-

Don Mauro Inzoli oo ahaa badare,ayaa fara xumeeyay 5 ciyaal,waxaa lagu xukmay 4anno iyo sagaal bilood. wiilasha o fara xumeeyay waxeey u dhaxeeyeen 12 ilaa 16 badarigaas oo ahaa baraiga…

Read More

EX-R/Wasaare Farmaajo Oo Weji Ka Duwan Kii Hore Kusoo Galaya Doorashada 2016,ka

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo ah shaqsi haysta shacbiyad aad u weyn ayaa markaan la filayaa in qaab ka duwan sidii hore kusoo galo doorashada…

Read More

Diyaarad aan la garan cidda leh oo ku soo dhacday gobolka Shabellada Hoose.‏

Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay diyaarad nooca wax basaasa ee Drone ah oo dhowaan ku soo dhacday Gobolka Shabeelaha Hoose. Wararka laga helayo Degaanka Baladu-amiin oo hoostaga Degmada Afgooye ee…

Read More

30 sano ka dib, marki ugu hoereysay oo Soomaaliya looga dhawaaqday Qorshaha qaranka.‏

Kulanka waxaa sidoo kale goob joog ahaa xubno ka socday QM oo wasaarada Qorsheynta ka saaciday in ay hesho xogo la xiriira sameynta qorshaha qaran ee sadexda sano ee soo…

Read More

Jubbaland : Wakaalado cusub oo madax banaan oo la magacaabay

Kn: Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay wakaalado madaxbanaan oo kala ah wakaaladda dekadaha Jubbaland iyo wakaaladda garoomada Jubbaland. Xigasho – KismaayoNews.com damqo.com T. Abdulkadir Qanjey      

Read More

Dr. Cabdiqaadir oo mudo laba bilood ah la wareegey xilka wasiirka waxbarashada

Kn: Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Dr Cabdulqaadir Cabdi Xaashi ayaa maanta la wareegay xilka Wasaaradda, waxana munaasabadda Xil-wareejinta oo ka dhacday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ka…

Read More

Maxaa ka Jira in Xukuumada Somalia Ansixisay Xeer Dhigaya in Dumarka ay is guursan karaan ? (Daawo Muuqaal)

Culumada Soomaaliyeed iyo Waxgaradka Magaalada Muqdisho ayaa si adag uga hor yimid meel marinta siyaasadda Qaran ee Jinsiga ay sheegeen in ay ku jirana qodobo badan oo sharciga Islaamka hareer…

Read More

Qaraxyo ruxay garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Ataturki Airport, Iyo sida ay wax u dhaceen kala soco (Damqo.com ).‏

Garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Istanbul,  Ataturki Airport ayaa waxa caawa ka dhacay weerar ismiidaamin ah.  Waxana la soo sheegaya in halkaas ay ku dhinteen ugu yaaran 10 ruux, halka…

Read More

Booliska Somalia oo fashiliyey qarax lagu diyaariyey hareeraha wadada Maka Al-Mukarama

Saraakiisha ciidanka Booliska dowlada Somalia ayaa sheegay iney fashiliyeen qarax lagu soo qariyey bac madow oo la dhigay hareeraha wadada mashquulka badan ee Maka Al-Mukarama. Taliye ku-xigeen Booliska saldhiga degmada…

Read More

Madaxweynaha dalka Malawi Peter Wa Mutarik,oo dadkiisa ugu baaqay si aan loogu dhimanin gaajo waa in la cunaa doologa iyo cayayaanka

Kn: Madaxweynaha dalka Malawi Peter Wa Mutarika ayaa dadka dalkiisa ugu baaqay in ay cunaan dooliga iyo cayayaanka si ay oga hortagaan gaajada dalkaasi ka taagan. Waxa uu hadlayay kadib…

Read More

Mareykanka oo Safiir cusub u soo   dhaariyay dalka Soomaliya

   June 28 (damqo)— Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa xalay lagu dhaariyay magaalada Washington, iyadoo dowladda Mareykanka ay markii u horeysay Soomaaliya u diri doonto…

Read More

Diyaarada Singapore Airlines oo dab ka kacay.

   27-juun-16-Diyaarad ay lahayd shirkada diyaaradaha Singapore Airlines, oo ku soo jeeday magaalada Milano, ee dalka Talyaniga, ayaa waxaa qabsaday dab ka dib marki mid ka mid matooradi diyaarada uu…

Read More

Hishiiski Turkiga iyo Israel, oo faahfaahsan iyo waliba waxyaabihii ay ku hishiiyeen halkan kala soco.

         Dalalka Turkiga iyo Israel, ayaa hishiis ku gaaray magaalada Roma, ee dalka Talyaniga. Dhinacyadaan ayaa waxaa in muda ah u dhexeeyay khilaaf sababay in la kala…

Read More

Madaxweynaha oo warqada aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Belgium u fadindoona Somaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee Boqortooyada Belgium wakiilka uga noqon doonta Soomaaliya, Roxane de Bilderling. Madaxweynaha…

Read More

Salaad C. Jeelle “Afartii sano ee Xasan Sheekh xukunka hayay hal nooc ayay weerarada u dhacayeen”

June 27 (Jowhar)— Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in weerarada Al-Shabaab ka geysanayeen magaalada Muqdisho afartii sano ee u dambeeyay ay u dhacayeen hal nuuc ama hal taatiko, isagoo ku…

Read More

RA’IISUL WASAARAHA SOMALIYA “AL-SHABAAB WAA IN HALMEEL LOOGA SOO WADA JEESTO”

(damqo.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in meel loogu soo wada jeesto dagaalka ay Dowlada kula jirto Al-Shabaab. Ra’iisul wasaaraha ayaa sidoo kale…

Read More

Alshabaab oo la sheegay in aay dagaanka goof gaduud aay kala baxday doobab iyo canacsato

Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Goofgaduud ee Gobolka Baay, ayaa waxay sheegayan in Xoogaga Ururka Al Shabaab ay xalay guryahoodu kala baxeen dad gaaraya toddobo qof. Malaaq Xaaji C/laahi Duurow…

Read More

Madaxweynaha Somaliya oo Madaxtooyada kula kulmay Wasiirka Arimaha Dibada Mauritania oo Muqdisho soo gaaray

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania, Mudane Isselkou Ould Ahmed Izid Bih, oo dalka…

Read More

Page 351 of 355

Login

Welcome! Login in to your account

Remember me Lost your password?

Don't have account. Register

Lost Password

Register