WARARKA MAANTA Archives - Page 350 of 355 - damqo

WARARKA MAANTA

Mas’uul ka tirsanaa maamulka Galgaduud oo la khaarijiyay

Wararka naga soo gaaraya Galgaduud ayaa sheegaya in deegaan halkaasi ku yaala lagu dilay Guddoomiyihii Degaanka Galcad ee Gobolka Galgaduud Qadar Maxamuud Cali. Gudoomiyaha ayaa waxaa lagu dilay Tuulada Ceel-hareeri oo…

Read More

Madaxweyne Gaas oo Cafis u fidiyay Maxaabiis aad u farabadan

Maamulka Puntland ayaa maanta xabsiga dhexe ee Garowe kasii daynaya 33 maxaabiis ah oo uu dhawaan cafis ufidiyay madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Qoraal madaxtooyada Puntland kasoo baxay oo loo…

Read More

Ururka iskaashiga islaamka, oo si kulul uga jawaabay eedeymo xaga jinsiga ah kaga yimid Golaha xuquuqul-insaanka qaramada midoobay

Ururka Iskaashiga Islaamka oo sladhigiisu yahay magaalada Jiddah, ayaa si adag uga soo horjeestay Qaraar Jinsiga la xiriira oo uu dhawan Golaha xuquul Insaanka ee Qaraamada Midoobay gabgabadii shirweynihiisa 32-aad…

Read More

Halkan Ka Daawo: Xildhibaan Reer Somaliland Ah Oo Fashiliyay Sir Culus Oo Ku Saabsan Ku Wareejinta Dekeda Berbera Ee Shirkada DP Wold

  Somaliya xatooyada waeey noqotay cudur aan daawo la heen,cid kasto oo la doorta waxeey ku fikireeysaa sideey jiibka u buuxsanlaheey.     Xildhibaan Somaliland OO Sir Culus Fashiliyey Xukumada”Kulmiye+Dekeda

Read More

Weerar lagu qaaday Xeryaha Ciidamada Ethiopia, e Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Maamulka G/Galbeed Soomaaliya  ayaa Weerar lagu qaaday kaas oo inta badan dadka deegaanka ay waxyeelo ka soo gaadhay,dadka shacabka,walow aan la ogaanin,madaafiicdada aay ku keentay xeryaha…

Read More

DAAWO:Taran oo Silayaable ooga hadalay Munaasabada Muqdisho ka dhacay kana waramay Xaalada adaga….

  Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahana Duqii Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo khudbad ka jeedinayay munaasabad lagu xusayay 1-da lulyo oo aheed maalintii xoriyada ayaa sheegay inaanay jiri…

Read More

Kismaayo: Madaxweynaha oo gawaari ku abaalmariyey caruur ku guuleysatay tartanka Qur’aanka

Kn: Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa labo gaari ku abaalmariyay labo arday oo ku guuleysatay tartanka Qur’aanka Kariimka ee bisha Ramadhaan.   Munaasabad ka dhacday masaajidka weyn ee Kismaayo…

Read More

Madaxweeyne Afrika ee 10 sano aan wax xadin

  Madaxweeyne hore ee Tanzania Cali Cassan Mwinyi oo baaburta rakaabka dadweeynaha saaran isagoon cidna ka baqeeyn marki laba goor oo Isku xigta ee 1985-1995 Madaxweeyne dalkaasi ka ahaa.Waxa la…

Read More

Beeshii Ugu Horeysay (Cabdalle Sabti Murusade) oo Soo Xulatay 51 Xubnood Lana Qaadacay

Kulan ay iskuugu yimaadeen qaar ka tirsan Golaha Dhaqanka Beesha Cabdalle Sabti (Murusade) ayey ka soo saareen go.aan ay ku diidan yihiin isla markaana ku beeninayaan qorshaha uu wato Xuseen…

Read More

Dalka Talyaniga, oo si wayn looga dabaaldegay 1 Luuliyo. Waa kuwaan qaar ka mid ah sawirada xafladi ka dhacday Roma.  

    Dalka Talyaniga gaar ahaan magaalada Roma, waxa lagu qabtay xaflad lagu maamuusamay 1 Luuliyo taas oo ku beegnayd sanadguuradi 56 aad  ee ka soo wareegatay xurnimada Soomaaliya. Xafladan…

Read More

Koowda luulyo oo ka dhacday Aqalka hoose e gobolka banaadir.

Xaley Waxaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar lagu qabtay munaasabad lagu weyneenaayey markii ay hantiyeen goballada Koofur Gobanimadooda isla markaana ay midoobeen goballada Waqooyi iyo kuwa Koonfur oo ka soo…

Read More

Madaxweeynaha oo ubax dhigay daljirka daahsoon, (fiiri sawirada)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kumanaan dadweyne ah kala qayb galay xuska munaasabadda 1da Luulyo oo ka dhacday fagaaraha Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho. Xasan Shiikh Ubax dhigay…

Read More

Xairiirka kubbada cagta ee degmada jowhar soo gaaray qalab sports

Maanta waxaa xiriirka kubbada cagta ee degmada jowhar soo gaaray qalab sports oo kakooban kubbado’koobab’bilado’iyo funaanado ‘mahadi haka gaartee waxaa qalabkaa keenay wakiilka jaaliyada reer jowhar ee jeddah’ cabtan faarah…

Read More

Jibriil Ibraahin”Dowlada Soomaaliya waxaa soo gashay labadii sano ee la soo dhaafay 4.05bilyan oo Dollar(Warbixin)

  Siyaasiga Soomaaliyeed Jibriil Ibraahin Cabdulle ayaa sheegay in dowlada Soomaliya ee hadda xilligeedu sii dhamaanayo ay gacanteeda soo gashay lacagtii ugu badneyd ee dowlada Soomaaliyeed ay hesho tan iyo…

Read More

FW: Dad loo qabtay weerarki Istanbul, iyo dad ajnabi ah oo ku jira.

Date: Thu, 30 Jun 2016 22:55:49 +0200Subject: Dad loo qabtay weerarki Istanbul, iyo dad ajnabi ah oo ku jira.From: habdullah965@gmail.comTo: qanjey@hotmail.com Booliska Dalka Turkiga ,ayaa billaabay hawlgalo qorshaysan, ka dib…

Read More

Ciidamada Dowlada iyo kuwa Koonfur Galbeed oo dagaal adag la galay Alshabaab

  Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Boliiska gaarka ah ee Koonfur Galbeed ayaa waxa ay howlgallo ka sameeyeen deegaan lagu magacaabo Kurto oo qiyaastii 60 KM ujira degmada Waajid ee…

Read More

Akhriso Qodobada Laga Soo Saaray Shirkii Golaha Wasiirada Iyo Culimada Soomaaliyeed

  Gulaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shir la yeeshay Cuilaam’udiin dhawaan ka soo Cabasho ka soo saaray Qodobada Siyaasadda Qaranka ee Jinsiga, si looga qanciyo fasiraadda Qaldan ee laga…

Read More

Tahriibayaal sanad ka hor, dooni la dagtay oo meedkaada laga soo sarayo.

Doolada Talyaaniga oo aad iyo aad isugu mashquulisay in aay ka soo saarto dooni tahriibayaal gaaraayay 700 waasoo doonta kula dagtay badweeynta meditaraneo sandkii la soo dhaafay.Dowlada talyaaniga halkaas waxeey…

Read More

Dowladda Turkiga oo Dhar Ciidanka ku wareejisay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed (Sawirro)

Muqdisho(SONNA)—Taliyaha Ciidanka Asluubta Soamliyeed S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac ayaa Maanta ka guddoomay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Olgan Bakar iyo Masuuliyiin ka socday Ha’yada TIKA Dhar Ciidan. Safiirka…

Read More

Qarax Dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Duleedka Muqdisho + SAWIRO

MUQDISHO (SONNA) Inta la ogyahay 12-ruux oo shacab ah ayaa ku dhintay Sadax qof oo kalana waxay ku dhaawacmeen Qarax Miino oo qabsaday Gaari nuuca dadweynaha ah oo marayay deegaanka…

Read More

Page 350 of 355

Login

Welcome! Login in to your account

Remember me Lost your password?

Don't have account. Register

Lost Password

Register