WARARKA MAANTA Archives - Page 2 of 355 - damqo

WARARKA MAANTA

Dhageeyso – Wasiir ka tirsan Xukuumadda RW Kheyre oo is Casilay + Sababta

Wasirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhiban Cabdi Fitax Geesey ayaa Goordhow waxa uu ku dhawaaqay in uu iska Casilay xilka Wasiirnimo ee uu ka haayay Xukuumadda Ra’iisul…

Read More

DEG DEG:-Qarax Gaari oo Goor dhow ka dhacay Muqdisho

Jugta qarax culus ayaa Goordhow waxaa laga maqlay qeybo kamid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir,kaasi oo ka dhacay Isgoyska Taleex ee Muqdisho. Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in lagu soo xiray…

Read More

Sawirro:-Wasiirka Gaashaandhigga oo Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socda UK

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Maxamed ayaa Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socday Safaaradda UK ee Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa sheegay inay Mas’uuliyiinta uu la kulmay ay…

Read More

Dowlada Soomaaliya oo gebi ahaanba xiray Xabsiga Godka Jilacow

Jugta qarax culus ayaa Goordhow waxaa laga maqlay qeybo kamid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir,kaasi oo ka dhacay Isgoyska Taleex ee Muqdisho. Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in lagu soo xiray…

Read More

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Ambassador Smail Chergui

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dooxa ee dalka Qatar kula kulmay Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Nabadda Midawga Afrika, Ambassador Smail Chergui. Ra’iisul wasaare Khayre…

Read More

DEG DEG:-Mukhtaar Rooboow oo goordhow warbaahinta la hadli doono

Wariyeyaasha ka howlgala Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa goordhow looga yeeray Xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya. Qaar kamid ah Wariyeyaasha ayaa waxa ay inoo sheegeen in daqiiqadaha soo socda lagu wado…

Read More

Khudbad jeedinta Musharaxiinta KGS oo bilaabatay + Sawirro

Magaalada Baydhabo oo Xarun KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya gaar ahaan Xarunta Baarlamaanka maamulkaasi ayaa waxaa goordhow ka bilaabatay Khudbad jeedinta Musharaxiinta Madaxtinimada Maamulka Koonfur Galbeed. Musharaxiinta u…

Read More

RW Kheyre oo la kulmay Wasiirradda arrimaha dibadda Wadamo Caalami ah

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay magaalada Dooxa ee dalka Qatar kulan kula qaatay wasiirradda arrimaha dibadda Qatar, Turky, Kenya iyo Japan. Kulanka uu Ra’iisul…

Read More

Khudbad Jeedinta Musharaxiinta KGS oo Maanta bilaaban doonto xili uu xiran yahay

Waxaa Maanta lagu wadaa in Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay bilaaban dhageysiga Khudbaha Musharaxiinta u taagan qabasha xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Qaar kamid ah Musharaxiinta ayaa hortegaya Xildhibaanada Baarlamaanka…

Read More

Hoobiyeyaal lagu gaaracay Villa Soomaaliya, iyo ayadoo ciidankana la geliyay heegan.

(DMN) : Talyaniga –  Waxaa goor dhow lagu soo tuuray hoobiyaal dhowr ah xarunta Madaxtooyada JFS oo ah hoyga uu degan yahay Madaxweyne M. Farmaajo. Weli lama oga qasaaraha ka…

Read More

Xildhibaannada tiradooda lagu sheegay 135 mudane oo kulan qado ah ku yeeshay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho

 (DMN) : Talyaniga – Xildhibaannada tiradooda lagu sheegay 135 mudane oo kulan qado ah ku yeeshay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho ayaa siweyn uga soo horjeestay mooshinka ka dhanka ah…

Read More

War dag dag ah – Mukhtaar Roowow la siidaayo kuna laabto Baydhabo doorashadana dib loodhigo.

(DMN) : Talyaniga – Shir maqribadii ku soo gabagaboodey Xalane. shirkaas oo looga hadlayey Xarigii loogeestey kheekh Mukhtaar Roowow falanqeen Dheer kadib waxaa la iskuraacey go.  Waxaana shirkaas Ka qeebgaley…

Read More

Shir ay caawa ku yeesheen waxgaradka, siyaasiyiinta iyo cuqaasha beesha Digil & Mirifle oo caawa ka dhacay magaalada Baydhabo

(DMN) : Talyaniga – Shir ay caawa ku yeesheen waxgaradka, siyaasiyiinta iyo  cuqaasha beesha Digil & Mirifle oo caawa ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa lagu go’aamiyay in aanay ka qeyb…

Read More

Sawirro:-Maxaa looga hadlay kulan dhexmaray RW Kheyre iyo Amiirka Qatar

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo ku sugan Dooxa ayaa la kulmay Amiirka dalka Qatar, Tamim bin Hamad Al Than. Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Khayre iyo…

Read More

Madaxweyne Muuse Biixi oo tacsi u diray dowlada iyo shacabka Itoobiya

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu Dhambaal Tacsi ah u dirayaa dawladda federaalka Itoobiya iyo shacbi weynaha dalkaasi …

Read More

DAWO – XASAASI:-Guddoomiye Mursal oo dalbaday in si deg deg lagu sii daayo Mukhtaar Roobow

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo Goordhow Shir Jaraa’id ku qabtay Hotelka uu ka degan yahay Magalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah….

Read More

DEG DEG:-Banaanbaxyo xoogan oo ka socda Degmada Bardaale

Wararka naga soo gaaraya Degmada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo Banaanbax xoogan oo lagu taageeyraayo Sheekh Mutkhtaar Roobow. Dadka banaanbaxa dhigaya ayaa…

Read More

Xaalada M/Baydhabo oo Maalintii 3-aad Kacsan & Isgaarsiinta oo la jaray

Wararka aan ka heleyno Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi maalintii saddexaad ay ka socdan Banaanbaxyo Rabshado wata. Dadka banaanbaxa dhigaya ayaa si weyn…

Read More

AMISOM oo si layaab leh isaga fogeysay xariga Mukhtaar Rooboow

Kadib markii Maalin kahor Magaalada Baydhabo oo Xarun KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ciidamada Itoobiya ee ee qeybta ka ah howlgalka nabad ilaalinta ee AMISOM ay kasoo xireen…

Read More

Faah Faahin:-Nabadoon Caan ah oo lagu toogtay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kooxo ku hubeysnaa bastoolado oo xalay  Nabadoon Caan ah ku dilay gudaha Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir. Dad goobjoogayaal ah ayaa waxa ay…

Read More

Page 2 of 355

Login

Welcome! Login in to your account

Remember me Lost your password?

Don't have account. Register

Lost Password

Register